Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Safaarada Mareykanka ku leeyahay magaalada …

Weerar loo adeegsaday madaafiic ayaa lagu qaaday dhismaha Safaarada dowlada Mareykanka ku leedahay magaalada Bagdaad ee dalka Ciraaq, waxaana lasoo warinayaa in weerarkan uu khasaaro ka dhashay. Wakaalada wararka caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa tabiyay in sadex madfac lagu weeraray dhismaha Safaarada, waxaana mid kamid ah madaafiicdaasi uu ku dhacay maqaayad kutaala gudaha Safaarada … Continue reading Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Safaarada Mareykanka ku leeyahay magaalada …